Topic
Warkasta is tracking dibadda across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches wasiirka, aljeeriya, and arrimaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiy

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.