Topic
Warkasta is tracking arrimaha across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches dibadda, garsoorka, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka, iyagoo ka wada…
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Maxamed Saalax Al-Muwallad. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya,
Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Muqdisho ku qaabilay waraaqaha aqoonsiga ee Ferhat Alkan, Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.