Topic
Warkasta is tracking diyaaraddii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches firdhiye and maxaa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Laascaanood (Caasimada Online) – Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku baahay baraha bulsh