Topic
Warkasta is tracking firdhiye across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhex, diyaaraddii, and khilaaf, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku baahay baraha bulsh
Khilaaf siyaasadeed ayaa markale soo shaac baxay gudaha maamulka Waqooyi Bari, iyadoo uu soo kala dhex galay Madaxweynaha maamulka, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan). Labada mas’uul ayaa xilka wada haya muddo ku dhow sanad iyo laba bilood, hase yeeshee khilaafka u dhexeeya ayaa la sheegay…
Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa… Sii akhri