Topic
Warkasta is tracking doolow across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches amniga, ciidamada, and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
DOOLOW, GEDO (WDN) — Furfurka siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa hadda gaaraya heer degmada. Kadib khilaafaad muddo dheer socday oo u dhexeeya Muqdisho iyo Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed, maamulka degmada ee Gedo ayaa hadda ku dhawaaqay in uu raaci doono siyaasadaha amniga Itoobiya ilaa dowlad Soomaaliyeed oo awood u leh in ay maamusho dalka oo dhan ay soo baxdo. Ku dhawaaqista ayaa timid...
Guddoomiyaha Degmada Doolow, Maxamed Xuseen Cabdi (Lafeey) oo maanta kormeer ugu tegay ciidamada amniga degmadaas iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda gobolka Gedo oo marar kala duwan ay ka dhaceen dagaallo ka dhashay siyaasadaha is-diidan ee ka jira gobolkaasi. Lafeey ayaa marka hore…
Guddoomiyaha Degmada Doolow, Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, ayaa kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidamada Amniga Doolow, halkaas oo uu kula kulmay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Jubbaland. Guddoomiye Lafeey ayaa xarunta waxaa ku soo dhaweeyay Taliyaha Amniga Doolow, Maxamed Xasan Buulle “Sanka”, oo guddoomiyaha warbixin ka siiyay xaaladda guud ee ciidamada, howlgalada…