Topic
Warkasta is tracking eedeysay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dowladda, eritrea, and qaran, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa ku eedeysay mid ka mid ah taliyayaasheeda ugu sarreeya, Sarreeye Janaral Yohannes W/George, oo Axaddii isu dhiibay ciidamada dowladda Itoobiya, inuu galay “khiyaano qaran”. Bayaan ay soo saartay, TPLF waxay taliyaha ku eedeysay inuu xiriir la sameystay cadowga, kaddib dagaalladii ugu dambeeyay. Jeneraal Yohannes, oo sidoo kale loo yaqaan…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay hay’adaha warbaahinta, mareegaha iyo maamulayaasha akoonnada baraha bulshada ee ay ku eedeysay inay faafiyaan dacaayadaha argagixisada iyo maleeshiyaad ay sheegtay inay la midoobeen kooxda Khawaarijta ah ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Laftagareen. Wasaaradda ayaa sheegtay in digniin
Dowladda Itoobiya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin ay ku difaacayso dalkeeda, iyadoo Eritrea ku eedeysay inay ciidamo u soo gudbisay gudaha waqooyiga Itoobiya, isla markaana ay qabsatay deegaanno ka tirsan gobolka Tigray.