Topic
Warkasta is tracking fasalka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dalka and shahaadiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, iyadoo kumannaan arday ay u fariisanayaan imtixaanka oo lagu qiimeynayo heerka aqoontooda kadib markii ay soo dhammaysteen waxbarashadooda dugsiga sare. Wasaaradda Waxbarashada iyo maamulka gobollada ayaa sameeyay diyaar-garow ballaaran oo lagu xaqiijinayo habsami u socodka imtixaank