Topic
Warkasta is tracking dalka across 11 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidanka, gorgor, and baahan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaysa madasha caalamiga ah ee wada-hadalka dhaqamada kala duwan ee sannadka 2026, iyadoo maanta uu magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan u ambabaxay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud. Madashan oo ah tii toddobaad ee nooceeda ah ayaa diiradda lagu saarayaa xooji
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, ayaa maanta booqasho iyo dhiirrigelin ugu tagay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku jira dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta. Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa ciidamada ku wareejiyey deeq ka kooban xoolo nool, taas oo loogu talagalay dhiirrigelinta iyo garab istaagga geesiyaasha…
Qaar kamid ah ururada guutada 60,aad qeybta 60,aad ciidanka dhulka xooga dalka soo maaliyeed oo maanta soo ban dhigey cudad iyo udiraar garowgii udanbeeyey ee kaga hor tagi lahayeen weeradada kaga imaan kara dhinac yaa isbaxeysiga ah ee al shabaabka iyo al shabaabka cusub ee garabka lafta gareen. Geesi yaasha…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca difaaca, taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada
Dowladda Iiraan ayaa ka walaacsan Xaalada Dalka Yemen kadib markii Dowladda Sacuudiga ay Duulaan xoogan ku qaaday Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo dagaal kula jirto Dowladda Caalamka ay aqoonsan yihiin oo uu sacuudiga Taageero. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Dowladda Iiraan, Saeed Khatibzadeh ayaa yiri; “Waxaan ka walaacsannahay xaaladda Yemen. Waxaa jira…
Kampala, Uganda — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Kampala kaga qeybgalay Shirka 1-aad ee Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Hawlgallada Milatari ee aan Dagaalka…
Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad ee layli saraakiisha iyo Guutada 22-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay diyaar-garowga, anshaxa iyo heeganka ciidanka cusub, kuwaas oo loo diyaariyay in
Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey sheikh Ufurow, ayaa ka qeyb galay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay Dufcadda 9aad ee layli saraakiisha /Guutada 22-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu muujiyay diyaar-garowga, anshaxa iyo heeganka ciidanka cusub, kuwaas oo loo…
Masar ayaa ku dhawaaqday inay dalka ka saartay lataliye ka tirsan Safaaradda Itoobiya ee Qaahira, iyadoo siisay muddo 48 saacadood ah inuu kaga baxo dalka, tallaabadan oo u muuqata jawaab diblomaasiyadeed oo ka dhalatay go’aankii Itoobiya ay diblomaasi Masri ah uga saartay dalkeeda. Ilo wareedyo ka tirsan dowladda Masar ayaa go’aankii Itoobiya…
Kaddib markii Itoobiya iyo Eritrea ay kala qaateen safaaradihii iyo ergadii ka shaqaynayay, waxay xiisadda dublumaasiyadeed u gudubtay Masar oo marka Itoobiya ay cayrisay dublumaasi sare oo dalkeeda joogay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta…
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa sheegtay in laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku safraya gudaha dalka looga baahan doono inay…