Topic
Warkasta is tracking fuliyay across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches security, degmada, and helay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Degmada Jariiban waxaa saaka dil toogasho ah lagu fuliyay Ibraahim Axmed Kooshin oo lagu helay in uu dilay taliyihii saldhiga… Sii akhri

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan dhanka cirka ayaa ka dhacay deegaannada Gayfo, Ruun Idiris iyo Cali Gaduud, oo Khawaarijtu ka sameysatay xarumo abaabul, g