Topic
Warkasta is tracking furitaanka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, kalfadhiga, and kulan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jun 22(Jowhar)-Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo ka-tashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Labada Aqal ayaa yeeshay dood iy
Guddoonka Baarlamaanka oo diyaarinaya kalfadhiga 8-aad Muqdisho, 22 Juun 2026 – Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, kaas oo diiradda lagu saaray katashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad, iyadoo lagu adkeeyay in baarlamaanku kaalin muhiim ah ku leeyahay horumarinta dowladnim