Topic
Warkasta is tracking gaarsiisay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gargaar and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jariiban (WDN) — Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa gargaar bani’aadantinimo oo degdeg ah gaarsiisay bulshada nugul ee ku nool Dhinowda, oo ah deegaan aad u durugsan ama fog oo ka tirsan Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug, halkaas oo dadka deegaanka ay wajahayaaan culaysyo dhaqaale iyo kuwo deegaan. Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland ayaa gaaray Dhinowda, halkaas...