Topic
Warkasta is tracking gacanta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches laayay and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garoowe (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Puntland oo howlgal gaar ah sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo loo haysto dad shacab ah oo dhawaan lagu laayay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono…