Topic
Warkasta is tracking gaheyr across 1 report from 1 source. Recent coverage touches modernization and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulkadir, oo ay weheliyaan Madaxweynaha Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed, Prof. Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Kampuska Gaheyr ee jaamacadda si uu u qiimeeyo horumarka shaqooyinka dib-u-dhiska iyo casriyeynta socda.