Topic
Warkasta is tracking modernization across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches conventions, gaheyr, and international, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa maanta shaacisay go'aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku biirista Quinteen heshiisyo caalami ah iyo qalab sharciyeed, taasoo calaamad u ah casriyeynta ugu weyn uguna muhiimsan ee qaab-dhismeedka sharciga badda ee dalka tan iyo markii uu xornimada qaatay.
Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulkadir, oo ay weheliyaan Madaxweynaha Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed, Prof. Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Kampuska Gaheyr ee jaamacadda si uu u qiimeeyo horumarka shaqooyinka dib-u-dhiska iyo casriyeynta socda.