Topic
Warkasta is tracking ganacsade across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dilay, gaalkacyo, and magaalada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gaalkacayo – Alle ha u naxariistee, ganacsade Axmed Yuusuf Haamey ayaa lagu magaalada Gaalkacyo loogu dilay sida la sheegay aano qabiil, xilli uu ku sii jeeday masaajid si uu halkaasi ugu soo tukado salaadda Maqrib. Axmed Yuusuf Haamey ayaa kamid ahaa dadka sida weyn looga yaqaanay magaalada, waxaana dadka aqoonta u lahaa ay ku […]

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay ganacsade Axmed Yuusuf Faarax (Haamay) oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug, kaas oo la… Sii akhri