Topic
Warkasta is tracking ganacsatada across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches ajaanibta, bariga, and boosaaso, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ururka Qareennada Bariga Afrika (EALS) ayaa dowladda Kenya uga digay in tallaabooyinka lagu bartilmaameedsanayo ganacsatada ajaanibta ah loo fuliyo si waafaqsan dastuurka dalka iyo waajibaadka ka saaran heshiisyada Bulshada Bariga Afrika (EAC).
Dowladda Kenya ayaa bilowday tallaabooyin lagu xakameynayo ganacsiyada yaryar ee ay maamulaan ajaanibta, gaar ahaan dukaamada tafaariiqda yar-yar iyo ganacsiga waddooyinka, kaddib markii Madaxweyne William Ruto uu sheegay in ganacsiyada noocan ah mudnaanta la siinayo muwaadiniinta Kenya.