Topic
Warkasta is tracking saddexaad across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidamada, dagaal, and ganacsatada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo ay ka qaybgaleen ganacsato, maalgashadayaal, hoggaamiyeyaal iyo daneeyayaal ka shaqeeya horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga. Madasha ayaa diiradda lagu saaray fursadaha hal-abuurka ganacsi, xoojinta iskaashiga dhaqaale ee dalal
Magaalada Mooyaale oo ku taalla xuduuda Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya… Sii akhri
Maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa si nabad ah ula wareegay magaalada Bardaale ee gobolka Baay, taas oo noqonaysa magaalada saddexaad ee ay kala wareegaan maamulka Koonfur Galbeed. Qabsashada Bardaale ayaa timid xilli ay isbeddel ku sameeyeen qaabka ay ula wareegayaan magaalooyinka, kaddib markii dagaalladii tooska ahaa ee ay la…
26 sano kadib, waxaa muuqata in Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya ay maanta wajahday mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee soo maray. Maalintan, oo ahayd in ay noqoto waqti lagu xuso horumar iyo dib-u-dhis, waxay u muuqataa maalin ay Soomaaliya ka xuntahay.