Topic
Warkasta is tracking ganacsato across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhaweeyay, economy, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga, kuwaasi oo magaalada Muqdisho uga qayb galay shir ku saabsanaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulankan oo uu goobjoog ahaa Danjiraha dowladd

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweyntan waxaa qeyb ka ahaa ganacsato iyo mas’uuliyiin kale, waxaana booqashadan ay qayb ka tahay diyaar-garowga munaasabadda Somalia–Italy Business Week 2026, oo ah madal lagu xoojinayo […]