Topic
Warkasta is tracking dhaweeyay across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches billadda, dowladda, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyagoo wata billadda qalinka ee tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Madaxda ayaa ciyaartoyda ku ammaanay dadaalkooda, kartidooda iyo sida…
Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Osman Lugatoor ayaa shalay Garoowe kula kulmay wafdi ka socda dowladda Indonesia oo… Sii akhri
Arusha, Tanzania – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada Arusha ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi uu hoggaaminayo. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa magaalada Arusha uga qeyb geli doona Kulanka 21-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada