Topic
Warkasta is tracking garyare across 1 report from 1 source. Recent coverage touches jsp and musharraxnimada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta kaarka musharraxnimada ee xilka madaxweyne ku xigeenka Galmudug guddoonsiiyay Senator Cabdiweli Ibraahim Garyare, kaas oo noqonaya musharraxa rasmiga ah ee ururka uga qaybgalaya tartanka doorashada ee xilkaas. Munaasabad ka dhacday xarunta dhexe ee ururka JSP ayaa kaarka musharraxnimada lagu guddoonsiiyay Senator Cabdi