Topic
Warkasta is tracking jsp across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches madaxweynaha, politics, and shuluq, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

May 22(Jowhar) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u garato, Liibaan Axmed Xasan( Shuluq), kaas oo xaflad lagu dhisayo lagu qabanayo xarunta ururka Madaxweyne Xasan Ee JSP. Loollanka ugu wayn ayaa ka taagan cidda loo garanayo Kuxigeenka Madaxweynaha Galmudug. Waxaana jira magacyo badan oo sugaya in la siiyo aqoonsiga JSP. Dhuusamareeb, weli wax […]
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Xisbiyada siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in ay sameeyaan isbahaysi ballaaran oo taageeraya Xisbiga Cadaaladda iyo Iskaashiga (JSP) ka hor doorashada soo socota ee gobolka…