Topic
Warkasta is tracking gogosha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches diidmo, golaha, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo wareysi bixiyay ayaa diidmo ka muujiyay gogosha uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18…
Okt 26 (Jowhar)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey hoggaanka mucaaradka iyo qaybaha bulshada rayidka ah, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Gogosha wadatashiga ayaa la qorsheeyey inay qabsoonto muddada u dhexeysa 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar 2026, iyadoo casuumaadda loo diray Xisbiga Nabad iyo…