Topic
Warkasta is tracking goleyaasha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches guddoonka, banaadir, and shaacisay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in 5-ta July 2026 la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Xubnaha ururada siyaasadda ee qaybta ka noqday Doo
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.