Topic
Warkasta is tracking guddoonka across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches goleyaasha, banaadir, and degmooyinka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in 1-da Bisha Agoosto uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal. Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyey inay waqtigaas soo xaadiraan, iyadoo la filayo in kalfadhigan lagu gorfeeyo ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin […]

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo ka-tashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Labada Aqal ayaa yeeshay dood iyo falanqeyn qot