Topic
Warkasta is tracking guddoomay across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches sheekh, aadan, and brazil, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay nuqullada ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Brazil u fadhiya Kenya isla markaana ah Safiirka aan degganayn ee loo magacaabay Soomaaliya Mudane João Alfredo dos Anjos Júnior. Kulanka ayaa inta uu socday diiradda [&
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimada. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharaxiinta ku tartamaysa doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. 10-ka bishan June, aya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax u taagan xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimo. Guddoomiyaha ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiya