Topic
Warkasta is tracking guusha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, sagal, and soomaalida, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa xiriir la sameeyay Sagal Abdi-Wali oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay in ay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Boqortooyadda Ingiriiska, isaga oo ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ay ee gaartay. Xamza ayaa u rajeeyay Sagal inuu Ebbe u fududeeyo…
Guusha ay Sagal Abdi-Wali ka gaartay doorashadii baarlamaanka Britain ee 8-dii Oktoobar 2026, waxay farxad iyo Sharaf u tahay Soomaalida meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Sagal waxay ku guuleysatay kursiga Holborn and St Pancras, iyadoo heshay12,292 cod, kana guuleysatay musharraxiintii la tartamayay.