Topic
Warkasta is tracking guutada across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches aad, diplomacy, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Faarax Maxamuud Hirsi, ayaa kulan guud la yeeshay horinta koowaad ee ururka, kuwaas oo saldhiggoodu yahay deegaanka Buulo Mareer ee degmada Kurtunwaarey. Taliyaha ayaa ciidanka ku wargeliyay inay si buuxda ugu diyaar garoobaan howlgallo culus oo Al-Shabaab…
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo guutada 48-aad ay beddelayso guutadii 45-aad ee horey uga howlgallaysay dalka. Sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Ciidanka Difaaca Dadweynaha Uganda (UPDF), guutada cusub waxaa hoggaaminaya Korneel Michael Opio…