Topic
heshiis
Warkasta is tracking heshiis across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches eritrea, iiraan, and ilaa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on heshiis
Latest reporting

Putin oo sheegay in kulanka Zelensky uu yahay “wax aan micno lahayn” ilaa uu jiro Heshiis Nabadeed
Jun 05 (Jowhar)-Vladimir Putin ayaa biyo qabow ku shubay rabitaanka Volodymyr Zelensky ee wadahadallada tooska ah, isagoo sheegay in uusan “wax faa’iido ah u arkin” kulan fool ka fool ah oo uu la leeyahay madaxweynaha Ukraine ilaa heshiis nabadeed uu miiska saaran yahay. Isagoo ka hadlayay madasha dhaqaalaha ee ugu weyn Ruushka ee Saint Petersburg, […]

Masar oo heshiis ka dhan ah Itoobiya la gashay dowladda Eritrea
ASMARA — Masar iyo Eritrea ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis iskaashi gaadiidka badda ah oo lagu bilaabayo khad maraakiib ah oo isku xira dekedaha labada dal, iyadoo Qaahira ay sheegtay in amniga Badda Cas uu gaar u yahay dalalka xeebaha leh. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in xasilloonida Geeska Afrika iyo […]

Xog: Sacuudiga oo riixaya heshiis taariikhi oo lala galo Iiraan lana mid ah kii Helsink
Riaydh (Caasimada Online) – Sacuudi Carabiya ayaa soo jeedisay qorshe heshiis is-weerarid la’aan ah oo dhexmara Iiraan iyo dalalka Bariga Dhexe. Qorshahan oo salka ku haya heshiis taariikhi ah oo xilligii Dagaalkii Qaboobaa dejiyay xiisadihii ka aloosnaa qaaradda Yurub sanadihii 1970-meeyadii, ayaa lagu daabacay warbixin uu Khamiistii baahiyay wargeyska The Financial Times. Dadaalladan

Sacuudi Carabiya ayaa la sheegay inay doonayso qorshe “heshiis is-nabad-gelin ah” ee Bariga Dhexe
Warbixin ay soo saartay warbaahinta ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay ka wada hadlayso heshiis amni oo "nabad ah" oo dhexmara Iiraan iyo dalalka Bariga Dhexe isla marka dagaalka Mareykanka iyo Israa'iil ee Iiraan uu si kama dambays ah u dhammaado.