Topic
Warkasta is tracking hal across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhinac, duqeyn, and farmaajo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si adag u diiday shaacinta jadwalka cusub ee doorashadda 2027, oo uu ku tilmaamay mid hal dhinac ah.
Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa dishay afar qof oo ka tirsan hal qoys Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, xilli ay socdeen howlgallo militari oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ka dagaallanta buuraha gobolka Bari ee Puntland, sida lagu…
Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu laba jeer noqday Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Labadii xilli ee uu hoggaanka hayey, waxaa hal-ku-dhegyadiisa ugu waaweynaa ka mid ahaa: “Soomaalia oo heshiis ah, dunidana heshiis la ah” iyo “Qabyo ninkeed ayaa dhameeya.”