Topic
Warkasta is tracking historic across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cecafa and tournament, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdikariin Maxamed Nuur Jama, ayaa martigeliyay munaasabad lagu bogaadinayo laguna dhiirigelinayo kooxda qaranka ee kubadda cagta U-17 ka dib markii uu ku tilmaamay guul taariikhi ah oo ka dhacday tartanka CECAFA U-17 ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Inta lagu guda jiray kulanka fiidnimadii Sabtida, Jama ayaa amaanay…