Topic
Warkasta is tracking hoggaanka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches aad, guuto, and ivan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka taliska ah oo ka dhacday Muqdisho. Munaasabadda waxaa guddoomiyay Agaasimaha Awoodda Qorsheynta iyo Fulinta Hawlgallada Milatari ee EU, Sarreeye Guud Michiel van der LAAN. Waxaa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha…
Sept 14 (Jowhar)- Sweden ayaa ku waabariisatay xaalad xiiso leh oo ku saabsan doorashada, iyadoo natiijooyinka hordhaca ah ay muujinayaan in isbahaysiga mucaaradka ee dhanka bidix-dhexe uu hoggaanka ku hayo farqi aad u yar. Tirinta qayb ka mid ah codadka oo ay soo saartay hay’adda doorashooyinka ayaa muujisay in isbahaysiga dhanka bidix u janjeera, oo […]