Topic
Warkasta is tracking hormuud across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches boolis, ciidamo, and police, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Booliska Gobolka Banaadir ayaa Axaddii beeniyay wararka ku faafay baraha bulshada ee sheegaya in ciidamada amniga ay galeen xafiisyada Hormuud Telecom ee Muqdisho si ay u fuliyaan baaritaanno.

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, oo uu hoggaamiyo Macallin Mahdi ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in ciidamo Boolis ah ay galeen xarumo ay shirkadda Hormuud ku leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka sameeyeen baaritaanno. Booliska ayaa wararkaas ku tilmaamay…