Topic
Warkasta is tracking horumarinta across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches badda, galbeed, and hirshabelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madoobe oo Qatar kula wadatay horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho, 18 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Binu Salem Al Nuaimi, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo ballaarinta mashaariicda horumarineed ee
Jun 16 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Horumarinta Labaad ee Dowladda, kaas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Hirshabeelle. Qorshahan ayaa lagu hagayaa dadaallada horumarineed ee Dowladda Hirshabeelle shanta sano ee soo socota, isagoo xoogga s
Jun 15 (Jowhar)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Sherif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Masar ee dhinacyada kheyraadka badda, kalluumeysiga, ganacsiga, iyo horumarinta dhaqaala