Topic
Warkasta is tracking hub across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches massawa, sheegay, and sirdoon, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaalkii socday tan iyo bartamihii bishii Febraayo ayaa keenay in la qabto “hub laga yaabo in loo gudbin lahaa ciidamada Tigrayga,” kaas oo la soo marsiinayay dhanka dekedda Massawa, sida uu sheegay Field Marshal Birhanu Jula oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya. Field Marshal Birhanu ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan…
Wargeyska The Wall Street Journal ayaa maanta ku warramay in Iiraan ay Xuutiyiinta Yemen siisay xog sirdoon, hub iyo tababar milatari oo ka caawiyay weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ka dhanka ah Sacuudiga iyo ciidamada dawladda uu Sacuudigu taageero ee Yemen. Warbixintu waxay intaas ku dartay in…