Topic
Warkasta is tracking inay across 11 reports from 5 sources. Recent coverage touches eritrea, soomaaliya, and buuxisay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 25 (Jowhar)- Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa sheegtay inay ka guuri doonto gurigeeda Washington, DC, iyadoo ku sababeysay walaac dhanka amniga ah ka dib markii dhawaan ay weerar ku qaadeen hantida wakiillada federaalka Mareykanka. Wareysi ay siisay MS NOW Arbacadii, Cumar ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarka, iyadoo…
Xildhibaanad Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa sheegtay inay ka guureyso gurigeeda ku yaalla Washington, DC, kaddib markii ay halkaas baaritaan ka sameeyeen saraakiil federaal ah, iyadoo sheegtay in hanjabaadaha dilka iyo walaaca amniga qoyskeeda ay ka dhigeen mid aan ku sii noolaan karin gurigaas. Omar, oo laga soo doorto…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada, wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga fikradaha xagjirka ah, isaga oo ka qeybgalay xiritaanka shirweynaha labaad ee Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka dalladdu ka qaadato wacyigelinta bulshada iyo
Hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo deegaan ahaan kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ku eedeeyay dowladaha Kenya iyo Itoobiya inay qayb ka yihiin faragelinta lagu hayo maamulka. Eedeymahan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee Koonfur Galbeed,
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa Itoobiya iyo Eritrea ugu baaqay inay joojiyaan tallaabooyinka sii hurinaya xiisadda, khilaafkoodana ku xalliyaan waddo diblomaasiyadeed. Baaqa ayaa yimid…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay nidaamka tikidhada duullimaadyada ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), sida uu shaaciyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Faarax Nuur. Wasiirka oo warbixin siiyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu ku guuleysatay dib u soo celinta nidaamkan, kaas…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiil, la-taliyeyaal iyo kooxo farsamo oo Masaari ah ay diyaarinayaan goob la dejiyo ciidamo laga qorsheynayo inay Masar u soo dirto Soomaaliya, iyadoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin halka rasmiga ah ee la dejin doono.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay soo dhaweyso maalgashiga caalamiga ah, iyadoo xoogga saaraysa…
Ciidanka dawladda uu Sacuudigu taageerro ee Yemen ayaa maanta ku dhawaaqay inay la wareegeen magaalada Dhubab iyo goobo muhiim ah oo ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, oo ka mid ah dhulkii bishii hore ay la wareegeen Xuutiyiinta Yemen, waxaa kaloo ay ciidamadan sheegeen inuu socdo dagaal istaraatiji ah oo Xuutiyiinta…
Dowladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay jarayso dhammaan xiriirrada diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Itoobiya, tallaabadan oo muujinaysa inuu sii xumaaday khilaafka u dhexeeya labada…
Mekelle, Itoobiya – Ciidamada dowladda federaalka Itoobiya ayaa la sheegay inay in ka badan 150 kiiloomitir gudaha Gobolka Tigray u sii dhaqaaqeen, iyadoo wararka laga helayo waqooyiga Itoobiya ay sheegayaan in ciidamadu ay ku sii dhowaanayaan Mekelle, caasimadda gobolka. Al Jazeera ayaa werisay in horumarkan ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya iyo…