Topic
Warkasta is tracking institutions across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and strengthening, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho(WDN) — Madaxweynaha Hassan Sheekh Mohamud iyo Ra'iisul Wasaare Hamza ayaa ka qaybgalay casho dowladeed oo Muqdisho loogu qabtay Afhayeenka cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya, Abdulqadir Maxamed Nur. Madaxweynaha Hassan ayaa ka hadlay kulanka, isagoo iftiimiyay horumar muhiim ah oo uu ku tilmaamay in Soomaaliya ay ka gaartay dadaallada dhismaha dowladnimada, oo ay ku jiraan xoojinta hay'adaha dowladda, horumarinta...