Topic
Warkasta is tracking jeneraal across 1 report from 1 source. Recent coverage touches indha and qarshe, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalacsiiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka, Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe), isaga oo u dallacsiiyay darajada Sarreeye Guud. Dalacsiintan ayaa ka dhigaysa Jeneraal Indha-Qarshe sarkaalkii saddexaad ee taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaara darajadaas. Indha-Qar