Topic
kawaanka
Warkasta is tracking kawaanka across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches degmada, shaqo, and xamarweyne, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on kawaanka
Latest reporting
Halganka nololeed ee kalluumeysatada kawaanka degmada Xamarweyne
Maalin dhoweyd, booqasho gaar ah ayaan ku tagay Kawaanka Malaayga ee degmada Xamarweyne, meel ka mid ah goobaha shaqo ee ugu muhiimsan nolosha maalinlaha ah ee Muqdisho. Halkaas, waxaan kula kulmay mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee halganka ugu jira raadinta nolol sharaf leh.
Shaqo xalaal ah waa sharaf: Casharka Kawaanka Malaayga ee degmada Xamarweyne