Topic
Warkasta is tracking kulul across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches madaxweyne, sanbaloolshe, and xaadoole, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Golaha Shacabka, kana soo jeedo HirShabelle ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka horyimid doorashadii ka dhacday maamulkaasi. Sanbaloolshe, oo beeshiisu ay tabasho ka muujinayso habkii loo maareeyay doorashada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay inay dhisayaan maamul cusub, sidoo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in aanay jirin talo dhexda la dhigayo, isla markaana go’aanka ay leedahay dowladda oo kaliya. Shariif oo galabta shir jaraa’id ku qabtay gurigiisa ayaa sheegay in dowladda aysan cidna kala…