Topic
Warkasta is tracking madaxweyne across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches deni, xiray, and barakiciyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaasi oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixinno ka dhageystay Taliska iyo saraakiisha ciidamada, isa

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka… Sii akhri