Topic
Warkasta is tracking liibiya across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches aqoonsiga, baarlamaanka, and danjirenimo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
WASIIRKA WARFAAFINTA OO WASAARADDA KU SOO DHAWEEYEY KU-SIMAHA SAFIIRKA DOWLADDA LIBYA U JOOGA SOOMAALIYA Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku dhaweeyey Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Nasr Maxamed Al-Sanusi, oo booqasho isbarasho
Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la’yahay ka dib markii ay doon kula degtay xeebaha dalka Liibiya, xilli ay isku dayayayeen inay si sharci-darro ah ku gaaraan qaaradda Yurub. Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa xaqiijisay in shilkan naxdinta leh uu ka […]
BENGHAZI, LIIBIYA – Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika ee ka socda magaalada Benghazi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Liibiya, ahna Guddoomiyaha Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika, Caqiila Saalax Ciise. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda [&#
TRIPOLI – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Dowladda Liibiya Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah astaan ugu ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay