Topic
lines
Warkasta is tracking lines across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches akkon, muqdisho, and operations, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on lines
Latest reporting

Shirkadda Maraakiibta Turkiga ee Akkon Lines ayaa Bilowday Hawlaha Soomaaliya Iyadoo loo Marayo Dekadda Muqdisho
MUQDISHO – Dekadda ugu weyn Soomaaliya ayaa martigelisay xaflad lagu soo dhawaynayo shirkadda maraakiibta Turkiga ee Akkon Lines, taasoo si rasmi ah u bilowday hawlaha dalka Geeska Afrika markii ugu horeysay. Xafladda ka dhacday Dekadda Muqdisho waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulkadir Maxamed Nur, Agaasimaha Dekadda Muqdisho Safiir Maxamed Cali […].

Shirkadda Turkiga ee Akkon Lines oo Si Rasmi ah uga Howlgashay Dekedda Muqdisho
MUQDISHO – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka Turkiga, taas oo markii ugu horreysay si rasmi ah uga howlgaleysa Soomaaliya. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed [