Topic
Warkasta is tracking madaxii across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches diplomacy, security, and shabaab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Berlin (Caasimada Online) — Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda Jarmalka, August Hanning, ayaa Talaadadii la xiray, isaga oo lagu tuhunsan yahay basaasnimo iyo isku day khiyaano qaran, kiis loo arko inuu noqon karo mid ka mid ah jebinnadii ugu waaweynaa ee dhinaca sirdoonka ee dalkaas tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Federaalka Jarmalka…
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay degmada Jilib ku dishay Bashiir Axmed Xaaji Nuunow, oo ay ku tilmaantay madaxii hore ee laanta sirdoonka iyo amniga ee Al-Shabaab, laguna eedeeyey inuu ku lug lahaa qaar ka mid ah weerarradii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay Soomaaliya. NISA ayaa…