Topic
Warkasta is tracking sirdoonka across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches diplomacy, eedeeyay, and jarmalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adaha sirdoonka Suuriya ayaa ku dhawaaqay xarigga Cali Kiyaali (Ali Kiyali), oo sidoo kale loo yaqaan “Ma’raj Oural,” kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa xasuuqyo ka dhacay xeebaha Suuriya sannadkii 2013-kii, gaar ahaan deegaannada Al-Bayda iyo Ras al-Nubay ee magaalada Baniyas.
Berlin (Caasimada Online) – Faahfaahin cusub ayaa kasoo baxaysa xiriir muddo dheer ka dhaxeeyey madaxii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda Jarmalka, August Hanning, iyo sarkaal sare oo hore uga tirsanaa milateriga Shiinaha, xilli Hanning uu xabsiga ugu jiro eedeymo la xiriira basaasnimo iyo bixinta siraha dowladda. Wargeyska Jarmalka ee Der Spiegel ayaa Jimcihii sheegay in…
Berlin (Caasimada Online) — Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda Jarmalka, August Hanning, ayaa Talaadadii la xiray, isaga oo lagu tuhunsan yahay basaasnimo iyo isku day khiyaano qaran, kiis loo arko inuu noqon karo mid ka mid ah jebinnadii ugu waaweynaa ee dhinaca sirdoonka ee dalkaas tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Federaalka Jarmalka…