Topic
Warkasta is tracking kulamo across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dhuusamareeb, madaxweyne, and mahad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo kala duwan la yeelan doona madaxda dalkaasi, iyadoo sidoo kale inta uu joogo Masar ka qeyb-gali doono shirar heer sare ah oo Afrikaan ah.…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaybaha bulshada, kuwaas oo isugu jiray siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka, ganacsato, haween iyo dhallinyaro. Kulamada ayaa waxaa soo abaabulay Guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Xuseen Cirfo, qaar kamid ah ganacsatada i