Topic
Warkasta is tracking mar across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches golaha, kacsan, and kale, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kulankii ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale u baaqday, kadib markii aan la helin tiradii xildhibaannada ee uu kulanku ku furmi lahaa.

Baydhabo – Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale kacsan, iyadoo ay sii xoogeysanayaan dhaqdhaqaaqyada ciidan ee u dhexeeya ciidamada taageersan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Warar maxalli ah oo soo baxay ayaa sheegay in ciidamo taabacsan Laftagareen a