Topic
Warkasta is tracking kale across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches afti, cagjar, and canada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale gogol wada-hadal u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay inay dhageysato aragtiyada kala duwan ee laga qabo xaaladda dalka, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo mucaaradka. Tallaabadan ayaa imanaysa kaddib muddo ay labada dhinac isku…
Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo uu ku helay 81 cod. Musharrax Nuur Cilmi Calane ayaa helay 13 cod, halka tirada guud ee xildhibaannadii codeeyay ay ahayd 98. Afar cod ayaa xumaaday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Dadweynaha ku dhaqan gobolka shidaalka qaniga ku ah ee Alberta oo ku yaalla galbeedka dalka Canada, ayaa Isniinta maanta ah u dareeray codbixin afti ah oo aan sharciyan qasab ahayn (nonbinding referendum), taasoo ku saabsan in gobolku ka go’o dalka intiisa kale iyo in kale. Inkasta oo dhammaan saadaalintu muujinayso in…
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada uu u hayo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Taageeradan ayaa lagu muujiyey kulan…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta cunaqabatayn maaliyadeed kusoo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale oo kamid ah saaxibadiisa ku kala sugan duleedka Baydhaba iyo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Kooxdan ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku…
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo deegaanka, taas oo u oggolaanaysa inuu sii wato xilka uu hayay tan iyo isbeddelkii siyaasadeed ee dhacay sannadkii 2018.