Topic
Warkasta is tracking markii across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dib, itoobiya, and qaraxyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 30 (Jowhar)- Dhiig cusub oo ka dhacay Yemen iyo qaraxyo habeen ka dhacay Riyadh ayaa hoosta ka xariiqay sida degdega ah ee uu isku dhacu dib ugu qarxay ka dib markii uu burburay xabad joojin dheer, iyadoo Xuutiyiinta ay taageerto Iran ay ku eedeeyeen Sacuudi Carabiya inay weerartay xaafadaha dadka degan ee galbeedka dalka.…
Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa markii u horreysey faahfaahin ka bixisey ciidamadii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee galay xadka DDS, iyada oo Hoggaanka Nabadgelyada DDS, Cabdulqaadir Rashiid uu qoray “Waxaan bulshada la wadaagaynaa xog ku saabsan ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo bilihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Jigjiga, kuwaas oo la sheegay…
Warbaahinta Itoobiya ayaa haatan wajheysa jahwareer xooggan oo ka dhashay maqaal ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay baahisay Wakaaladda Wararka dalkaasi ee ENA. Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Khiyaamada Xasan Sheekh waxa ay wax u dhimeysa xaqiiqooyinka gobolka” ayaa markii dambe laga saaray bogga…