Topic
Warkasta is tracking midnimada across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dalka, hadashay, and madax, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka hadashay qoraal ka dhan ah Midnimada dalka oo uu Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Deni u diray Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin in la kala gooyo bulshada Soomaaliyeed, isagoo ka jawaabay hadal…
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ku celiyay taageerada Qatar ee madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.