Topic
Warkasta is tracking taageerada across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches diplomacy, hadlay, and madax, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay xilli ay socoto Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa taageerada loo fidinayo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, xasilloonida, dhaqaalaha iyo…
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ku celiyay taageerada Qatar ee madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa Qaramada Midoobay siisay muddo hal sano ah oo dheeraad ah si ay ugu diyaar garowdo soo afjaridda taageerada saadka ee ay siiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), tallaabadan oo yareynaysa khatarta ah in taageerada howlgalka si lama filaan ah loo joojiyo, balse weli mugdi gelinaysa mustaqbalka ciidanka nabad ilaalinta…